Isbitaalka Indhaha Al-Nuur oo fuliyey Mashruuc bilaash Indhaha loogu fiiqay kun qof (Daawo Sawirro)

Xarunta Isbitaalka Indhaha Al-Nuur ee magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday howlo isugu jira, baaritaano, daweyn iyo indho-fiiqid bilaash ah oo loo sameynayo kumanaan qof oo danyar ah. Agaasimaha Isbitaalka Indhaha Al-Nuur Dr. C/risaaq Axmed Dalmar ayaa sheegay in dadka ka faa’iideystay mashruucan samafalka ah ay ka kala yimaadeen gobolada dalka qaarkood … Continue reading Isbitaalka Indhaha Al-Nuur oo fuliyey Mashruuc bilaash Indhaha loogu fiiqay kun qof (Daawo Sawirro)